Lewisham Homes Home Page

Document main content

What do Lewisham Homes do - Somali Translation

Maxuu sameeyaa Lewisham Homes? (What do Lewisham Homes do?)

 

Maxuu sameeyaa Lewisham Homes?

Maxuu sameeyaa Golaha Lewisham (Lewisham Council)?

Kireeyaa iyo maareeyaa garaashyada

Kormeeraa Lewisham Homes

Shaqooyinka waa-wayn

Horumarinta/dhisidda guriyeyn cusub

Wax ka qabtaa mawduucyada kirada

Kaalmada Guriyeynta

Aruuriyaa kirada iyo ujrada adeegga

Qoondheeyaa guryaha

Nadiifiyaa iyo dayactiraa xaafadaha

Dib-u-dhalinta xaafadaha

Macaamiilaa  Asluub-xumidda lidka ku ah Bulshada

Waddada iyo nalalka

Wax ka qabtaa mawduucyada dadka kirada waqtiga dheer qaba

Nadiifiyaa waddada

Ka-qayb qaadashada deganaha

Baaburta laga tegay

Qabtaa cabashooyinka ku saabsan adeegga Lewisham Homes 

Taageeraa Guryaha la Dugsiiyay

Codsiyada Xaq-u-lahaanshada Iibsashada

Guri-laawonimada iyo beddelida

Macaamiilaa guryaha firaaqada ah iyo ku negaanshada (degidda) sharci darrada ah

Gun-dhigga kirada